Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo oo markii Saddexaad baaqday

Dib u dhac ayaa markii 3aad ku yimid kulan uu Madaxweynaha waqtigiisu dhamaadey ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Labada Maamul ee Jubbaland iyo Puntland ayaa qoraallo ay soo kala saareen ku qaadacay kulankaas, waxayna ku baaqeen in kulan kasta oo ku saabsan arrimaha doorashada lagu qabto meel … Continue reading Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo oo markii Saddexaad baaqday